Cabdullaahi Abyan Nuur iyo Xubno la socda oo u ambo baxay magaalada Kismaayo

Guddomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo xubno kale oo guddigaasi katirsan ayaa goordhaw u ambo baxay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Xubnahan katirsan guddiga xalinta khilaafaadka ee heer federaal ayaa ujeedka ay u aadeen magaalada Kismaayo lagu sheegay in ay goob joog ka noqdaan doorashada Aqalka … Continue reading Cabdullaahi Abyan Nuur iyo Xubno la socda oo u ambo baxay magaalada Kismaayo